Sahal News was created in August 2014 and its mission and goals is to focus on the facts on the ground. Sahal News waa warbaahin hufan iyo xog-waran dhexdhexaad ah oo u diyaarsan iney idiin soo gudbiso warar dhab ah dhacdooyin xiiso leh oo xaqiiqda ku saleysan kuwaasoo ka dhaca dalka gudahiisa iyo dibadiisa.
Waxaana howsha tafaftirka website sahalnews.com u xilsaaran shaqaale loo carbiyey oo karti iyo aqoon durugsan u leh  inay had iyo jeer idiin soo gudbiyaan warar sugan isla markaasna update ah oo macaamisha website sahalnews.com aad u soo jiita.
Waxii dhaliil iyo talooyin ee website aad ku aragtaan fadlan ku soo gudbi cinwaanka hoose ee maamulka Sahal News.
Waxaan soo dhaweyneynaa dhaliisha iyo weliba  haddii aad aragto meel ka dhac toos oo shaqsi, qowmiyad ama dadyow gaar ah lagula kaco, waxaana idiin balanqaadeynaa inaan sida ugu dhaqsiyaha badan wax ka qabano eedaha iyo dhaliilaha jira.
Contact The Admin: info@sahalnews.com / hassanamus786@gmail.com (1-618-267-5323)