Cabdi-baaleey oo ah Gudoomiyaha Guddiga dib u heshiisiinta Beelaha Jubooyinka ayaa sheegay in lasoo gabagabeeyay Shirka Kismaayo, waxaana uu sheegay in lagu heshiisiiyay Shirka dhamaan beelaha Soomaalida.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Shirkaan uu daba socdo heshiiskii Magaalada Adis-ababa hase ahaatee Gudoomiyaha waxa uu jawaabo u waayay su’aalo badan oo ay BBC-da ka weydiisay cida ka qeybgashay.

Cabdi-baaleey ayaa sheegay in Barre hiiraale uu horay u cadeeyay in uu qaatay Nabadda, isaga oo dhinaca kale ku tilmaamay Shirka Gedo, Shir beeleed aan loo dhameyn.

Halkaan ka Dhageyso Wareysiga.

cabdi-baaley