Mid ka mid ah Salaadiinta Beesha Tuni laguna magacaabo Suldaan Xasan Suldaan Cumar Suldaan Fiqi ayaa waxa uu digniin u jeediyay ciidamada dowlada Oo Shaley  galay magaalada Baraawe Ee shabelaha Hoose  iyaga oo dabasocda ciidamada reer Afrika ee AMISOMinay samaynin waxa lagu yaqaano e ah Kufsiga,Dhaca iyo Boobka.

Halkan ka Dhegayso  wareysiga suldanka Isagoo ku sugan Magaalada Baydhab.