Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerarkii Alshabaab saaka ku qaadeen duleedka degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasi oo dhalay Alshabaab laga saaray.

Alshabaab ayaa weerar ka geystay fariisimo ciidamada dowlada Soomaaliya shalay ay ka sameysteen duleedka degmada Baraawe kadib markii ALshabaab laga saaray.

Halkan Ka Dhageyso.

Sahal News , Baraawe,