Boqorka Beelaha Darood boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka hadlayeey Kulan maanta kadhacay magaalada Qardho ee Xarunta Gobalka Kaar kaar ayaa sheegay in loo bahanyahay in laga qayb qaato Sidii loogu gurman lahaa dadku ay abaaraha sameyen Gobalka Gedo ee somaaliya.

Boqor Burhaan ayaa sheegay in loo bahanyahy inay is cawiyaan walaalaha somaliyeed ,isla Markaana qurba joog iyo ganacsataba laga qayb qaato sidii dadka walaalaha ah ee ay samaysay Abaarta looga caawin lahaa dhinaca Biyaha iyo dhinaca Cafimaadka .

Dhinaca kale Boqorka ayaa waxaa hadalkiisa ku waheliyeey Culumo si weyn looga yaqaan Puntland sida sheekh Fu”aad iyo culumo kale oo si weyn looga yaqaan Puntland.

Halkan Ka Dhageyso.

Boqor-Burhaan

 

Sahal  News, Qardho, Karkaar.