Iyadoo dhawaan warqad wareegto ahi oo ka soo baxdey Gollaha Guurtida Maamulka  Lixda Gobol Ee Koonfur Galbeed, taasoo ku qornaa tiro odayaal dhaqameedyo ah kuwaasoo, lagau sheegey inay dhawaan dooran doonaan, Godoomiyaha Gobolka Bay iyo sidoo kale ay soo dhisi doonaan maamulada degmooyinka, ayaa maanta waxa magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay  shir jaraa’id ku qabteen, odayaasha maamulk 3da Gobol  kGsoomaliya kuwaas00 beeniney in lagu been abuurteey.

odayaashan shirka jaraa’id qabtey. waxay ay  sheegeen inay yihiin odasyaashii soo dhisey dowlada soomaaliya isla markaana soo xuley xildhibaanda baarlamanka soomaaliya, waxayna digniin u direen kuwo ku howlan Arimahaasi  iyo fowda waa sid ay u dhigeene.

Hoos Ka Akhriso

kkk

odayashl

 kw3Jawaari

 

Sahal News , Xafiiska Baydhabo.