Dr Axmed Ugaas Warfaa oo sharxaaya noocyada lagu magacaabo Vangas oo ka mid ah shanta nooc oo kala duwan oo Ilaahey dunida ku unkey, ahna mid ka labaad ee uGu waxyeelada badan marka laga reebo bacteriyada. Professor Axmed ayaa sharxaaya noocyada kala duwan iyo waxyeeladooda

Wareysiyo