Wasiir ku xigeenkii hore ee Beeraha dowlada Puntland oo u waramaayey Golaha 28 ee kulanka aqoonyahanada & Falanqeynta Siyaasada Soomaaliya ayaa dhaliiley siyaasada hogaamineed ee dowlada Madaxweyne Xasan Sheekh ee fadhi goodu yahay magaalada Muqdisho, Wasiir Burhaan si cad ugu eedeeyey in ay dowlada federaalka aysan aheyn ku dhaqanka nidaamka federaalka Soomaalida ku heshiisey, sidoo kalena maamulka Muqdisho ay isku soo koobeen dheeqihii iyo dib u dhiskii dlaka Soomaaliya guud ahaan  aheyd in wada gaaraan.

Wareysiyo

Xafiiska Warqabadka Sahal News
sahalnewsonoline@gmail.com