Halkaan hoose ka dhageyso Caynab C/hi C/raxmaan Gudoomiyaha Guddiga Qaxootiga Gobolka Seattle Washington isla markaasna ka mid ahaa masuuliyiintii lagu casuumay shirka Washinton ee maalgashiga ee  Madaxda dalalka Afrika iyo Mareykanka ku dhexmarey dalka Mareykanka ayaa golaha 28 ee kulanka aqoonyahanada  iyo falanaqeynta siyaasada ugu warbixiyey guud ahaa waxyaabihii shirka la iskula soo gaadey, kaalinta dalka Soomaaliya ee shiraasi iyo gabagabadii shirka waxa dhinacyada isla gaareen.