Halaan Hoose ka Dhageyso Aqoonyahan C/waaxid C/laahi Warsame oo xogwaran siinaayo golaha kulanka aqoonyahanada Soomaaliyeed ee Golaha 28 kaasoo uu kaga hadlaayo halka ay Soomaaliya manta joogto, halka ay ka timid iyo mustaqbalka Somalia iyo halka ay suurtogal tahay inay ku dambeyso ama ay higsaneyso iney gaarto:

Dhagesyo Mowduuca Xogwaranka oo ah: “Xageynu ka Nimid, Xageynu Joognaa and Xageynu Higsaneynaa”