Falanqeyn ku aadan dhismaha Dowlad Goboleed ka kooban 2da gobol ee Mudug iyo Galgaduud ayaa golaha 28 ee kulanka aqoonyahanada iyo falanqeynta siyaasada waxay u soo bandhigeen siyaasiyiin ay ka mid ahaayeen Daahir Mire Jibriil, Dr. Abdiwaahid, Cadow, Burhaan iyo aqoonyahano kale.
Halkaan Hoose ka dhageyso: