Aqoonyahano Soomaaliyeed oo dalka gudahiisa iyo dibadiisa si weyn looga yaqaano oo golaha 28 ee falanqeynta siyaasada Soomaaliya uu dhex dhigeen dood ku aadan sababaha keeney iyo dadka Soomaaliyeed kala aamin baxaan amaba ay is aamini waayeen ayaa dhinacyada doodu oo kala ahaa Daahir Mire Jibriil, Dr Maxauud Maxamed Culusow, Dr Abdi, Maxamed Cali Muuse Madhoodho, Cabdiwaaxid Cabdulaahi Warsame ayaa siyaabo kala duwan uga hadley sababaha keeney is aaminaad darida dadka Soomaaliyeed…

Dood&Xogwaran