Aqoonyahan Maxamed Cali Muuse oo ku magac dheer Madhoodho oo u waramaayey kulanka aqoonyahanka Golaha 28 ayaa sheegay
in sida kaliya ay Somalia isugu soo noqon karto ay tahay in waxii dhinacyada Soomaalida ku heshiiyeen la dhowro laguna dhaqmo oo la fuliyo.
Wareysiyo

Listen Music Files – Madhoodho oo Arrimaha Siyaasada Puntland iyo Guud ahaan Soomaaliya ku hadlaaaya

Xafiiska Warqabadka Sahal News Online, Germany.