MUQDISHO(SHL-NEWS)-Shirkaddaha Duullimaadyada ee Jubba iyo Daallo ayaa soo saaray War-saxaafadeed ay uga hadlayaan Arrimaha Xajka oo Muddooyinkii ugu dambeeyay uu Taagnaa Muran ku aadan Dhaqaalaha ku baxa Qofka Xaajiga ah ee ka baxaya Soomaaliya.

Labada shirkadood ayaa sheegay in mas’uuliyiin xasaanad leh ay ka been abuuraan shirkadda, maadaama lagu eedeeyo inay dhaqaalo badan ka qaadaan dadka xujeyda ah.

Warkaan ka Soo Baxay Shirkaddaha Duullimaadyada ee Jubba iyo Daallo, ayaa ku soo aadaya Xilli Aqalka sare ay dhawaan su’aalo arimaha xajka ku aadan weydiiyen wasiirkii Diinta iyo awqaafta, Waxaana kaddib ay dalbadeen in tartan laga dhigo shirkadaha duulimaadyada xajka.

DAAWO.

SAHALNEWS.COM