BAYDHABO(SHL-NEWS)-Saraakiisha ciidamada xooga dalka ee gobolka Bay ayaa sheegay in ay wiiqeeyn awooda dagaalamayaasha Al-shabaab.

Gaashaanle sare Nuur Magan Maxamed oo ka mid ah saraakiisha ciidamada milatariga Soomaaliya ee ku sugan gobolka Bay ayaa sheegay in ay hoos u dhacday awoodii Al-shabaab, wuxuu sidoo kale tilmaamay in gacantooda laga saaray deegaano badan oo horay ay ugu sugnaayeen.

Gaashaanlaha ayaa dhankale sheegay in wadaan dagaal ka dhan ah dagaalamayaasha Al-shabaab oo ay ugu saarayaan gobolada uu ka arimiyo maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya.

HALKAAN KADHAGAYSO CODKA

SAHALNEWS.COM