GAROWE(SHL-NEWS)-Khaliif Ciise Mudan ayaa ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Puntland 2019.

Khaliif ciise mudan oo ku sugan kenya  wuxuuna sheegay in uu yahay nin bad baadin kara dadweynaha puntland oo sida uu sheegay xukuumada gaas meeel xun  talada puntland geysay

Khaliif Ciise Mudan ayaa soo  noqday  Wasiirkii Hore ee amniga puntland

HALKAAN KADHAGAYSO CODKA