MUQDISHO(SHL-NEWS)-Xubno ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya oo ciidamada Milatariga ku taageerayo Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo ka socda G/Hiiraan.

Xildhibaan daahir Amiin jeesow oo ka mid ah xildhibannada Baarlamaanka Federaalka Somaliya oo  ku sugan  Magalaada Baladweyne ayaa sheegay in  shacabka ku nool gobolka looga bahan yahay inay tageeran Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ee howlgalada ka wada qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan.

Waxaa uu Sheegay in laga Guul Gaaro Al-Shabaab in ay ku xiran tahay Shacabka oo la shaqeeya Ciidamada Sidoo kalena Garab istaaga, Isagoona ugu baaqay Shacabka Gobalka Hiiraan in ay u istaagaan Garab istaaga Ciidamada Si looga guuleysto Al-Shabaab.

DHAGEYSO.

SAHALNEWS.COM