NAIROBI,(SAHALNEWS)-Maxkamad-da sare ee Kenya ayaa amar ku bixisay in dhamaan musharaxiintii isku soo taagay doorashadii ka dhacday Kenya ay mar kale u tartami karaan doorashada xigta ee dhacaysa 26-da bishan aynu ku jirno.

Horey waxaa loo saadaaliyay in doorashada ay kaliya u dhaxayn doonto Uhuru Kenyatta iyo Raila Odinga oo ah labada nin ee sida weyn ugu loolamaya doorashada.