BOSAASO,(SAHALNEWS)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in danaha istaraatijyadeed ee Puntland kala dhaxeeyay Sacuudiga iyo Emiraatka uu ku qasbay in Puntland inay garab istaagto xuluufada Sucuudiga.

Waraysi uu madaxweynaha siiyaya warbaahinta ayuu si faah-faahsan uga hadlay waxyaabaha xiligan ku soo beegay in Puntland ay la safato xulufada Sacuudiga.

Go’aanka Puntland ayaa ku soo beegmaya ,iyadoo dowlado waa weyn oo caalamka ah ay si cad uga horyimaadeen go’doonka la galiyay Qadar.

 

SAHALNEWS