QUETTA(SHL-NEWS)-Qarax ka dhacay magaalada Quetta ee dalka Pakistan ayaa waxa ugu yaraan ku dhintay 15qof halka 30 kalena ay ku dhaawacmeen.

Goobjooge ayaa sheegay in qaraxa uu ka dhacay goob amaankeedu uu aad u adagyahay dabna la qabadsiiyay gawaari aggaasi u dhowaa.

Magaalada Quetta ayaa ah caasimad goboleedka Balochisyan oo mar waliba ay bartilmaamedsadaan kooxaha Islamiyinta ah waxana sidoo kale ka dhaca rabshado dambiyadeed.

SAWIRRO.

quetta-bomb-blast-reuters_650x400_71502598921

epa06140528 Flames rise from the scene of a bomb explosion that targeted an army truck in Quetta, Pakistan, 12 August 2017. At least six people were killed and 20 injured when the bomb exploded.  EPA/FAYYAZ AHMED

boc_3boc_4 boc_5

 

SAHALNEWS.COM