GAROWE,(SAHALNEWS)-Wasiirka warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo Shir kooban ku qabtay magaalada Garowe ayaa beeniyay war ka so yeeray maamulka Somaliland oo la xiriiray in laga wada hadlay arimaha cod bixinta doorashooyinka Somaliland ee ka bilaabanaya gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn.

Wasiir Qarjab ayaa sheegay in hadii sanaadiiqda cod bixinta Somaliland la keeno goboladaas uu dhici doono dagaal u dhaxeeya labada dhinac.

SAHALNEWS