LONDON,(SAHALNEWS)-Wararka ka imaanaya magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa sheegaya in gaari  la jiirsiiyay dad marayay wada dhinaceeda magaalada London,dhowr qof ayaa la xaqiijiyay iney dhawaacyo soo gaaren,sida baahiyen warbaahinta Ingiriiska.

Shilkan ayaa ka dhacay wadada Seven Sisters ee deegaanka Finsbury Park,oo ah deegaan ay dad muhaajiriin u badan ay ku nool yihiin gudaha magaalada London.

Warar aan weli la xaqiijinin ayaa sheegaya in dadka gaariga la jiirsiyay iney salaada ka soo baxayen oo ay ku tukaden masjid ku yaalla deegaanka Finsbury Park.

Ciidamada ammaanka ayaa sheegay in nin looga shakisan yahay weerarkan xabsiga la dhigay.

170618200518-01-finsbury-park-attack-0618-exlarge-169 170618213640-07-finsbury-park-attack-0618-exlarge-169 170618214230-09-finsbury-park-attack-0618-restricted-exlarge-169 170619005501-13-finsbury-park-attack-0619-exlarge-169 170619005702-14-finsbury-park-attack-0619-exlarge-169 170619013237-15-finsbury-attack-0619-exlarge-169 170619020711-17-finsbury-park-attack-0619-exlarge-169

SAHALNEWS